Diyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hanti ku waajibtay qof cid dilay oo la siiyo ehelada qofka laga dilay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diyo ↴
baadiyoobid | baadiyow | raadiyografi | raadiyoom | raadiyow | adiyo | aydiyolooji | aydiyooloojiyo | ekokardiyogaraafi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg