Doob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

Nin aan weli guursan.

Doob

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cad yar, qaab kiish leh, cod weyn bixiya oo awrkaqooqani afka soo rido; gulgulo. ld doobbo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doob

aameel | eedoobid | maandoobid | naafmadoobe | yerid | abashuqle | budoobid | cadadoobid | cadcadoobid | ciddoodoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg