Doobbi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Meel u furan in dadka dharka loogu dhaqo oo lacag looga qaato.
Doobbi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Doobba soo ridid (rati qooqan). ld doobi².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doobbi ↴
dharqasaal | doobbin | doobi | gulgulo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg