Doolaalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Doonashada uu neef qoor ah oo qooqan uu doonto wax uu abaahiyo ama saarto. 2. Aadidda la aado meel kale oo aan la iskaga baahnayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doolaalo

dhoolaal | dhoolaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg