Duban
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)Ciyaarta dubnadda hal gacan ku guulaysasho.
Duban
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)Wax la dubay noqosho.
Duban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Wax la dubay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duban ↴
dubmid | dubnaan | hamuu | shukul | sukulo | toor | toor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg