Toor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
Toor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toor ↴
daabac | gaallays | gaalleef | qaarri | yahan | atoor | bastooreyn | darab | dhanbalan | dhilis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg