dulan
(m.l)ld dulmi¹.
dulan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-lmay, -lantay)ld dulmi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulan ↴
dulmi [m.l]
Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.
dulmi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
Cid dulun ku sameyn. ld dulan², dulin², dulun².
maqaarholac [m.l] (-rro .., ml.)
(daaw.) Halaamacoodka haragga oo inta badan uu keeno dulan dibadda uga imaada.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg