dulsaarid
(m.f.dh)eeg dulsaar³. ld dulsaar¹ (5).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulsaarid ↴
dulsaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Faa'iido laga helo lacag bangi la dhigtay. 2. Lacag dheeraad ah oo laga qaato lacag cid la amahiyey. 3. D. ah: qof ka shaqeeya hay'adda uu ka tirsanyahay mid aan ahayn. 4. D. ah: cid ciddii mas'uuliyaddu ka saarrayd aan ahayn la nool. 5. ld dulsaarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg