Dulsaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Faa'iido laga helo lacag bangi la dhigtay. 2. Lacag dheeraad ah oo laga qaato lacag cid la amahiyey. 3. D. ah: qof ka shaqeeya hay'adda uu ka tirsanyahay mid aan ahayn. 4. D. ah: cid ciddii mas'uuliyaddu ka saarrayd aan ahayn la nool. 5. ld dulsaarid.
Dulsaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ood weyn oo godaha laga keymamiyo.
Dulsaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. (f.lg) Ood weyn oo oodafada ka kormarid. 2. (f.g) Lacag la amaahday faa'iido dheeraad ah ku kordhin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulsaar ↴
waddaysan | dheef | dulsaaran | dulsaaran | dulsaarid | dulsaarmid | dulsaarnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg