Duray

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Cudur fiirus keeno oo dunida oo dhan ku faafsan kaas oo keena halamacoodka sanka, cunaha iyo dhuumaha neefta. Cudurka waxa la isku qaadsiiya qufaco iyo hindhisada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duray

cabbur | curan | hargab | irbadeysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg