Hargab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.
Hargab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
Hargab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Duray qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hargab ↴
diif | hargabid | hargabsan | hargabsanaan | hargabsanaansho | hergeb | hergebsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg