duruq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rqay, -ruqday; -rqi)

ld durug.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duruq

durug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rkay, -rugtay; -rki)
1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.

durugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.

durugsasho [m.f.dh]
eeg durugso. ld durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad.

duruqsad [m.l]
ld durugsasho.

duruqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld durugsan.

duruqsanaan [m.dh]
ld durugsanaan.

duruqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld durugsanaan.

duruqsasho [m.dh]
ld durugsasho.

duruqsi [m.l]
ld durugsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg