Durugsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durugsan

oddoros | haabo | yabaq | haajir | abtisarow | dhaandabaggaale | dhaqaaqsan | durjisan | durjisnaan | durjisnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg