duudduuban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.

duudduuban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudduuban

laablaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².

duubduuban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
ld duudduuban¹.

duubduuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld duudduuban.

duudduubmid [m.f.dh]
eeg duudduuban¹. ld duubduubmid.

duudduubnaan [m.f.dh]
eeg duudduuban². ld duubduubnaan, duubduubnaansho, duudduubnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg