Duugan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)Wax la xabaalay noqosho.
Duugan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Wax la xabaalay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duugan ↴
baduugan | baduugan | daanguur | duugmid | duugnaan | qadduun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg