Duugow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld dugoobid.

Duugow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Duug noqosho (wax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duugow

duugoobid | mataatax | mataataxsan | mataatixi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg