Duule
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Qof dhibaato badan, dhallin yar.
Duule
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Col; qof duulaya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duule ↴
abbaanduule | ammaanduule | maasha |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg