Eebo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Nooc ka mid ah warmaha yaryar oo la tuuro. 2. Balaayo.
Eebo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)Magangelid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eebo ↴
eebasho | areebo | ceeboobid | ceebow | dabeebo | hooto | jalbeebo | reebo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg