Hooto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Waran oo lagu dagaallamo; eebo. 2. Neef dhashiisa ma ahee dhasha kale nuugto.
hooto-nuug*
Nirig ama awr yar oo aan hooyadii laga maalin ee caanaha oo dhani calooshiisa ku dhacaan. Hootanuug.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hooto ↴
gamas | labadhegood | riddo | shootoli | wareen | wareen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg