Eexi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Samafal gaar ah (qof u) falid; u turid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eexi ↴
uleexid | caddaaladdarro | caddaaladxumo | dhalleexi | dhalleexid | dhalleexin | dhegjeexid | eexin | eexis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg