Ekaysii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Wax isle'eg ama wax kale u eg, ka dhigid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ekaysii

saawee | ekaysiin | jimee | le'ekaysii | le'ekaysiin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg