Faddhac

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

F. ah: go'idda wax cadad ka go'aan ee uu yeesho meelo daloola.

Faddhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Wax, cadad meelo daloola u yeela ka go'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faddhac

dabaggur | faddhicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg