Fahan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hmay, -hantay)Wax garasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fahan ↴
raarid | fahamsanaan | fahamsii | fahamsiin | fahamsiis | fahansan | fahansanaan | fahansanaansho | fahansii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg