Falfal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey. 2. Jid laangooyo lagu sameeyey. 3. Sixir.


Falfal

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Dhaqdhaqaaqa hore karkaraya.


Falfal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. (f.g) Cid sixir ku samayn. 2. (f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falfal

falfalid | falfalliir | falfalliir | falfalliiran | falfalliiran | falfalliirid | falfalliirmid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg