Falfalliir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.

Falfalliir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falfalliir

falfalliiran | falfalliiran | falfalliirid | falfalliirmid | falfalliirnaan | falfalliirnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg