falliiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax falliirmay noqosho.
falliiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax falliirmay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falliiran ↴
falfalliiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax falfalliir leh noqosho.
falfalliiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax falfalliir leh ahaansho.
falliirmid [m.f.dh]
eeg falliiran¹.
falliirnaan [m.f.dh]
eeg falliiran². ld falliir- naansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg