Farad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farad

barni | faraddaanyo | faradduub | faradduug | faradh | faradhaq | faradhaq | faradhaqad | faradhaqan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg