faraggal
(m.l)1. (daaw.) Cudur faraha gala oo u yeela dhaawacyo aad u xanuun badan. 2. ld farammar. ld fargal (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraggal ↴
farammar [m.l]
1. Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo. 2. ld faraggal.
fargal [m.l]
1. (-llo, m.dh) ld fargashi. 2. ld faraggal.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg