Raalli

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. R. ah: qof faraxsan oo aan waxba tebeyn. 2. R. ah: qof aan arrin diid-daneyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raalli

naajax | naajaxsan | raalliggeli | raalliggelin | raallinimo | raalliyad | raalliyanimo | raalliyo | sab |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg