Faruuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
Faruuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faruuran ↴
bakayle | faruurmid | faruurnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg