Fashal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Guuldarro. 2. ld fashalid.

Fashal

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. ld fashil².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fashal ↴

fashalaad | fashalan | fashalan | fashali | fashalid | fashalmid | fashalnaan | fashalnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg