Faylam

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo, m.dh)

(baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku dhow oo dir. Faylamka waxa ka mid ah borotosoowa, borifera, nimatoodha, artaroboodho, moolaska iyo koordhaata.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faylam

adhaxle | annilliida | artaraboodha | balaatihelmantis | ganley | ikaynoodeermaata | jeedalley | madax-adhaxley | midabside |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg