Faytamiin

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-no, m.dh)

(baay.) Mid ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noolayaashu uga haahanyihiin xaddi yar si ay cafimaadkooda u sugaan. ld fitamiin

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faytamiin

balaasma | fitamiin | kaarotiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg