Dhako

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Madaxa meeshiisa sare, dhalo. 2. Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.

Dhako

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-kaday, -katay)

1. Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhako

baso | dhakasho | dhakool | dhakool | dhakoolid | kug |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg