Fiirus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Noole yaryar oo aan lagu arki karin mikariskoobka caadiga ah oo keena cudurro halis u ah xoolaha, dadka iyo geedaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiirus ↴
caabuq | raabiya | onkojiin | bakteeriya-ciijiye | beer holac | biyo galo | dabeyl | dalqoholac | duray | eydhis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg