Fil

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Wadarta sano ee noole jiro. 2. Da', cimri. 3. La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.


Fil

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. F./u f.: wax malayn. 2. Wax rajayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fil

aad | aaddan | faafreeb | gaad | faaltow | gaadmo | haasaase | kaafi | kaahin-dulmadow | naawil |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg