filid
(m.f.dh)eeg fil². ld filitaan (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh filid ↴
naawil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Wax inay dhacayaan malayn; filid. 2. U n.:cid wax u gudbin.
aawil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
Wax dhicitaankooda ama imaatinkooda filid. ld awaal².
filitaan [m.l]
ld Filid; ld filasho.
qafilid [m.f.dh]
eeg qafil². ld qafil¹ (2), qafil¹, quful¹, qufulid, qunful.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg