fintir
(m.l)(fintir, m.dh) (bot.) Geed yar oo jilicsan oo lug tool ah oo ubax qurxoon kor ku leh, hoosna buruq kuusan oo kulul oo xooluhu ku dhacaartaan waxna lagu dhayo; wamme.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fintir ↴
boor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin. 2. Is b.: dhabarka godid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg