Fiqi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Axkaamta laga soo qaatay Qur'aanka iyo xadiiska Nabiga. 2. Qof ku xeel dheer diinta islaamka.
Fiqi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid hoos ula hadlid. ld faqi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiqi ↴
yabaro | ardooyin | faqi | faqid | faqin | faqis | fiqibburaale | fiqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg