Firdhis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Barabaro yaryar oo midab ah oo neef cad oo xoolaha ku firirsan jirkiisa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firdhis ↴
firdhisan | firdhisnaan | firdhisnaansho | firdhiso | firirsan | firirsanaan | qaloonfirdhis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg