Firirsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firirsan

xaabso | yaacsan | ururso | aruur | aruuri | aruursan | beelayso | biliq | firdhis | firdhisan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg