Firiiric

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka ah; roobsugow. ld furuuruc.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firiiric

ciir | furuuruc | qandho-baaratifo | xaraarad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg