Firin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firin

yoofil | farandulle | farandullee | farandulleyn | fire | firimbi | firinbi | firindiglee | firindigleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg