fogaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)eeg fogow. ld Fogaan; fogaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fogaansho ↴
ufoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Ka siqasho; ka yaqyaqsasho. 2. Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.
borojekshan-sargo'an [m.l] (-no, m.dh)
(juqr.) Nooc khariidad brojekshan ah, taas oo u muuqata sida iyadoo galoobka laga arko fogaansho ma dhawaato ah, sidaas darteed hal galoob-badh ayaa lagu muujiyaa khariidad brojekshan. Fallaaraha ilayska ee borojekshanka samayntiisa saldhig u ah waa barbaro waxayna ku qotomaan sallaxa borojekshanka.
durug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rkay, -rugtay; -rki)
1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.
fogaad [m.l]
ld fogaansho.
fogaan [m.f.dh]
eeg fog. ld fogaansho.
godan-weyn [m.dh]
(juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo may.
hortag [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
1 (-gay, -gtay; -tegi) 1. (f.g) Cid dan laga leeyahay u tegid. 2. (f.mg) Ka h.: wax agtooda ka fogaansho.
jiciiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Meel ka fogaansho.
mayl badeed [m.l] (-lal ..., m.l)
(juqr.) Halbeeg fogaansho ee lagu isticmaalo maaxidda badda oo la eg dhererka hal daqiiqo (1') ee tigraar goobo weyn oo ku sawiran isfeer la bed ah dhulka; mayl badeed waa 6,080 ft. ugu dhawaan.