Fogaan
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg fog. ld fogaansho.
Fogaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Summad d. Dhererka xarriijin u dhexeysa laba barood, xarriiqood sallax iwm. Tusaale ahaan, f.ta u dhexeysa laba xarriiqood oo barbarro ah waa dhererka xarriijin qotanta ee isku xirta labadooda; halbegga caalamiga ah ee f.ta waa mitir (m.).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fogaan ↴
gaadoowe | maalinsocod | raadgur | ufoo | ajoo | arag-qumin | barabbax | borojekshan-sargo'an | daaqsin | dayaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg