fooci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax kor u soo kuusid. 2. Jago ka qaadid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fooci

foocid [m.f.dh]
eeg fooc².

foocin [m.f.dh]
eeg fooci.

fuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Dibirid. 2. Dhulka ka soo foocid. 3. Caano dhanaan awgeed faar kor soo marid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg