Fuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey. 2. Wax dhulka ka soo fooca. 3. F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay.
Fuur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Dibirid. 2. Dhulka ka soo foocid. 3. Caano dhanaan awgeed faar kor soo marid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuur ↴
kaafuur | waariko | beerfuur | ciriirsamid-bilooro | dhulkasoofuur | dibbir | dibbiro | fuuraa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg