foocsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax soo foocay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foocsan ↴
biyogal [m.l] (-llo, m.dh)
(daaw.) Meel haragga ka mid ah oo soo foocsan inta badan biyo ku jiran, mararka qaarkoodna dhiig ku jiro ama malax.
foocsanaan [m.f.dh]
eeg foocsan. ld foocsanaansho.
foocsnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld foocsanaan.
fowliil [m.l]
Soo foocsanaan ama iin ku taal shay siman ama sulux ah. ld fowriir¹.
fowliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Wax siman ama sulux ah ka soo foocsanaansho. ld fowriir².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg