foofid
(m.f.dh)

eeg foof². ld foof¹ (6), soof¹, soofid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foofid

foof [m.l]
1. Xoolo daaq doonad ah. 2. Meesha xooluhu daaqaan. 3. Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof¹.

soofid [m.dh]
ld foofid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg