Foohaari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Is f.: xarrago iyo isweyneyn dhar waaweyn u qaadasho oo dadka is tustusid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foohaari

foohaarin | isfoohaari | isfoohaarin | isfoohaaris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg